Jobs(https://www.hiiraan.com/jobs.php) | Twitter(https://x.com/hiiraan) | Somali Links(https://www.hiiraan.com/somalilinks.php) | RSS(https://www.hiiraan.com/news4/2013/Mar/28427/rssreally_simple_syndication.aspx)

Dark Mode

Hiiraan Online(https://www.hiiraan.com/index.php)

×

OPINION(https://www.hiiraan.com/category/op/1)

WARARKA MAANTA(https://www.hiiraan.com/somali.php)

SPORTS(https://www.hiiraan.com/category/sports/1)

SECURITY(https://www.hiiraan.com/category/security/1)

POLITICS(https://www.hiiraan.com/category/politics/1)

Privacy Policy(https://www.hiiraan.com/news4/2021/jan/181422/privacy_policy.aspx) Contact Us(https://www.hiiraan.com/news4/2017/Feb/140758/contact_us.aspx) Jobs(https://www.hiiraan.com/jobs.php)

advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mucaaradka ugu baaqay inay ku soo laabtaan miiska wada-hadallada, kana hadlay khilaafka siyaasadeed

Share

Facebook(https://www.facebook.com/sharer/sharer.php?u=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm) Messenger(https://www.facebook.com/dialog/send?app_id=437394039608722&link=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm&redirect_uri=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm) Twitter(https://twitter.com/intent/tweet?url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm&text=Madaxweyne+Xasan+Sheekh+oo+mucaaradka+ugu+baaqay+inay+ku+soo+laabtaan+miiska+wada-hadallada%2C+kana+hadlay+khilaafka+siyaasadeed) WhatsApp(https://api.whatsapp.com/send?text=Madaxweyne+Xasan+Sheekh+oo+mucaaradka+ugu+baaqay+inay+ku+soo+laabtaan+miiska+wada-hadallada%2C+kana+hadlay+khilaafka+siyaasadeed https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm) LinkedIn(https://www.linkedin.com/shareArticle?mini=true&url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm&title=Madaxweyne+Xasan+Sheekh+oo+mucaaradka+ugu+baaqay+inay+ku+soo+laabtaan+miiska+wada-hadallada%2C+kana+hadlay+khilaafka+siyaasadeed) Telegram(https://t.me/share/url?url=https%3A%2F%2Fwww.hiiraan.com%2Fnews%2F2026%2FNov%2Fwararka_maanta15-195519.htm&text=Madaxweyne+Xasan+Sheekh+oo+mucaaradka+ugu+baaqay+inay+ku+soo+laabtaan+miiska+wada-hadallada%2C+kana+hadlay+khilaafka+siyaasadeed) Koobi Linkiga Email(https://www.hiiraan.com/cdn-cgi/l/email-protection#526d212730383731266f1f3336332a25372b3c37790a3321333c79013a3737393a793d3d793f273133332033363933792735277930333323332b793b3c332b79392779213d3d793e3333302633333c793f3b3b21393379253336337f3a3336333e3e3336337760117939333c33793a33363e332b79393a3b3e333334393379213b2b333321333637373674303d362b6f3a26262221687d7d2525257c3a3b3b2033333c7c313d3f7d3c3725217d606260647d1c3d247d253320332039330d3f33333c263363677f636b6767636b7c3a263f)

Cabirka Farta A- A A+

Axad, November 15, 2026 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhaliil u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee khilaafka kala dhexeeyo dowladda federaalka, isagoo ku eedeeyay inay taageero iyo dhexdhexaadin ka raadsadeen dhinacyo shisheeye, wuxuuna ugu baaqay inay ka qayb qaataan wada-hadallada lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka.

Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad uu dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Xoogga Dalka, oo ka mid ah mashaariicda dowladda federaalka ay ku doonayso horumarinta waxbarashada sare iyo adeegyada caafimaadka ciidamada qalabka sida.